PDF Qalabka Mashruuca Digaaga

Original price was: 15.00$.Current price is: 10.00$.

Ka hor intaadan lacag ku bixin mashruuc digaag, ogow qalabka aad u baahan tahay. Hage PDF ah oo 21 bog ah oo ku saabsan qalabka mashruuca digaagga hilibka iyo ukunta, iyo meelaha laga helo.

Category:

Description

Hagahan 21-ka bog ah wuxuu kuu soo ururiyay qalabka ugu muhiimsan ee mashruuc digaag hilib ama ukun: mashiinnada ukunta dilaaciya, diiriyaha, quudinta iyo calafka, iyo halka laga dalbo.

Hal mar ayaad bixinaysaa. PDF-ka isla markiiba waad soo dejisanaysaa.

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “PDF Qalabka Mashruuca Digaaga”

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related products