Description
Hagahan 60-ka bog ah waa qorshe-ganacsi (feasibility study) Af-Soomaali ah oo ku salaysan qiimaha suuqyada Soomaaliya. Wuxuu kuu sheegayaa inta mashruuc kasta ku kacayo, waxa uu soo saarayo, iyo dakhliga laga filayo, ka hor intaadan lacag ku bixin.
- Naqshadda dhulka 1 hektar iyo cabbirka mashruuc kasta
- Kharashka bilowga ee mashruuc kasta oo qodob-qodob loo qoray
- Qorshe 90 maalmood ah oo tallaabo-tallaabo ah
- Lambarada shirkadaha qalabka, abuurka iyo daawada xoolaha
Hal mar ayaad bixinaysaa. PDF-ka isla markiiba waad soo dejisanaysaa.





Reviews
There are no reviews yet.