Description
Hagahan 17-ka bog ah wuxuu kuu sharxayaa sida riyaha iyo idaha loo naaxiyo: xulashada neefka, xerada, quudinta, caafimaadka iyo waqtiga iibka ee qiimuhu ugu sarreeyo.
Hal mar ayaad bixinaysaa. PDF-ka isla markiiba waad soo dejisanaysaa.
Ka dhig neefka caatada ah mid suuqa qiimo sare ka keena. Hage PDF ah oo 17 bog ah oo ku saabsan naaxinta riyaha iyo idaha, laga bilaabo iibsiga ilaa iibka.
Hagahan 17-ka bog ah wuxuu kuu sharxayaa sida riyaha iyo idaha loo naaxiyo: xulashada neefka, xerada, quudinta, caafimaadka iyo waqtiga iibka ee qiimuhu ugu sarreeyo.
Hal mar ayaad bixinaysaa. PDF-ka isla markiiba waad soo dejisanaysaa.
Reviews
There are no reviews yet.