Ka hor intaadan lacag ku bixin mashruuc digaag, ogow qalabka aad dhab ahaan u baahan tahay iyo meesha laga helo.
Dad badan ayaa lacag ku waaya qalab aan ku habboonayn ama qiimo sare lagu iibiyay. Hagahan 21-ka bog ah wuxuu kuu soo ururiyay qalabka ugu muhiimsan ee mashruuc digaag hilib (broiler) ama digaag ukun (layers), si aad ugu bilowdo dhaqaale kooban.
Waxaad baran doontaa
- Mashiinnada ukunta dilaaciya, kuwa yaryar ilaa kuwa ganacsiga
- Qalabka diiriyaha, quudinta iyo biyaha ee digaagga yaryar
- Mashiinnada calafka shiida si aad kharashka cuntada u dhimto
- Halka laga dalbo digaag nool oo tallaalan iyo qalabka
- Qiimaha qalab kasta si aanad u khasaarin
Hal mar ayaad bixinaysaa. PDF-ka isla markiiba waad soo dejisanaysaa, waana kuu yahay weligaa.
Ma adigaa qofkan?
- Waxaad rabtaa inaad digaag dhaqato, laakiin ma garanaysid waxa aad iibsanayso.
- Waxaad ka baqaysaa in lagaa iibiyo qalab tayo liita oo qaali ah.
- Ma ogid meel aad ka hesho digaag caafimaad qaba.
Hagahan wuxuu kuu diyaarinayaa liis cad oo aad ku iibsato wixii aad u baahan tahay oo keliya.
Hagahan waxaa loogu talagalay
- Dadka bilaabaya mashruuc digaag oo yar
- Beeraleyda raba inay ballaadhiyaan mashruucooda digaagga
- Qurbajoogta qof dalka jooga u diyaarinaya mashruuc digaag
Haddii aad rabto in lagaa caawiyo qorshaynta mashruucaaga, ballan la-talin ah qabso.
Qiimaha caadiga ah waa $15, hadda waa $10.

