Ganacsiga Beeraha Greenhouse Farming

$30.00

usoo dhowow dokumentiga PDF-ka maalgashiga Greenhouse-yada. PDF kan waxaad ka helaysaa qodobada hoos ku xusan.

1. Qiimayaasha Mashariic Greenhouse complete ah oo dhamaystiran.
2. Qiimaha Kaargo kasoo qaadaya Dalka Turkiga iyo keenista dalka.
3. Qiimayaasha Qalabada muhiimka u ah Greenhouse yada ( Seeding tray, trellesing, filter seed iwm.
4. Qiimayaasha xidhmooyin Greenhouse oo bilaa biro ah sida dadka Baxrasaafka ku dhisanaya.
5. Sawiro 3D desing oo ka arki kartid naqshada dhisme ee Greenhouse.
6. Specification ka ama biraha dhismaha gelaya Greenhouse yada oo Galvonised ah.
7. Qiimayaasha Systemka Waraabka dhibic dhibicda ( Drip irrigation ) 1 Hector iyo wixii ka sareeya.
8. Qiimayaasha nafaqooyinka Beeraha ( Fertilizers ) oo muhiim u dalaga la beerayo.
9. Qiimayaasha Seeds ka iniinyaha dalaga oo dhulka Soomaaliyeed lagu tijaabiyay.
10. Ugu dambayn waxaad PDF ka helaysaa lambarka Zakariye Whatsapp oo talo iyo tusaale mashruucan kaga caawin doona insha’Allah hirgelintiisa.

PDF kan waxaan ugu talo galay dadka rabba inay maalgashadaan mashruucan faa’idada badan. Wuxuu kuu fududaynayaa hadaad Maalgelin Bangi qaadanayso oo qiimayaal qoran u baahantahay iyo hadii aad faamil ama cid kale la kaashaynayso inaad heshid Greenhouse tayo leh oo Turkish ah kuna haboon cimilada dalkeena. Halkan ka bilow adoo maalgashanaya PDF kan.

Whatsapp Kan kasoo dalbo

Category: