Ganacsi Dukaan Caano iyo Delivery

$15.00

Iibinta caanaha iyo badeecadaha la xidhiidha sida caanaha geela, Caano maraaciga, Yoghurt yogorka, Cheese burcad, iwm Dukaan lagu gado oo u gaar ah ayaa PDF kan kaa siin qaabkaad u hirgelin lahayd iyo qalabka loo baahanyahay. Caanuhu waa badeecadaha loogu iibsiga badan yahay marka suuqa la fiiriyo waxaadna samayn kartaa inaad dukaan u furto Milk Shop sidoo kale delivery aad samayso. 00905528257930 kan kasoo dalbo. Waxaan sidoo kale idiin la wadaagaya shirkadd tusaale ah oo Ganacsigan oo kale samaysa ku dhufo lifaaqan.

Category: