Poultry project guide cover

PDF guide

PDF Qalabka Mashruuca Digaaga

Original price was: 15.00$.Current price is: 10.00$.

Ka hor intaadan lacag ku bixin mashruuc digaag, ogow qalabka aad dhab ahaan u baahan tahay iyo meesha laga helo.

Dad badan ayaa lacag ku waaya qalab aan ku habboonayn ama qiimo sare lagu iibiyay. Hagahan 21-ka bog ah wuxuu kuu soo ururiyay qalabka ugu muhiimsan ee mashruuc digaag hilib (broiler) ama digaag ukun (layers), si aad ugu bilowdo dhaqaale kooban.

Waxaad baran doontaa

  • Mashiinnada ukunta dilaaciya, kuwa yaryar ilaa kuwa ganacsiga
  • Qalabka diiriyaha, quudinta iyo biyaha ee digaagga yaryar
  • Mashiinnada calafka shiida si aad kharashka cuntada u dhimto
  • Halka laga dalbo digaag nool oo tallaalan iyo qalabka
  • Qiimaha qalab kasta si aanad u khasaarin
Buy now

Hal mar ayaad bixinaysaa. PDF-ka isla markiiba waad soo dejisanaysaa, waana kuu yahay weligaa.

Ma adigaa qofkan?

  • Waxaad rabtaa inaad digaag dhaqato, laakiin ma garanaysid waxa aad iibsanayso.
  • Waxaad ka baqaysaa in lagaa iibiyo qalab tayo liita oo qaali ah.
  • Ma ogid meel aad ka hesho digaag caafimaad qaba.

Hagahan wuxuu kuu diyaarinayaa liis cad oo aad ku iibsato wixii aad u baahan tahay oo keliya.

Hagahan waxaa loogu talagalay

  • Dadka bilaabaya mashruuc digaag oo yar
  • Beeraleyda raba inay ballaadhiyaan mashruucooda digaagga
  • Qurbajoogta qof dalka jooga u diyaarinaya mashruuc digaag

Haddii aad rabto in lagaa caawiyo qorshaynta mashruucaaga, ballan la-talin ah qabso.

Qiimaha caadiga ah waa $15, hadda waa $10.

Buy now